Muxuu Shiikh Shariif ka yiri go’aanka golaha shacabku ku joojiyey Muddo kororsiga?

Madaxweynihii hore ee Somalia Shiikh Shariif Shiikh Axmed ayaa soo dhoweeyey go’aanka golaha shacabka ay maanta gaareen oo dalka dib ugu celiyey heshiiskii doorasho ee 17 September, loogana laabtay muddo kororsiga. Qoraal ii bartiisa facebook soo dhigay Shariif ayaa u qornaa sidatan: Waxaan soo dhaweynayaa go’aanka golaha shacabka ay maanta gaareen oo dalka dib ugu … Continue reading Muxuu Shiikh Shariif ka yiri go’aanka golaha shacabku ku joojiyey Muddo kororsiga?